top of page

 

 

XISBIGA KULAN

 

Xisbiga Kulan (XK), waa Xisbi Rayida oo doonaya inuu awoodda ku gaaro doorasho xora oo ku timaada rabitaanka shacabka ama wakiilladooda horseedna waxa uu ka noqdanayaa hoggaan saldhiggiisu yahay caddaalad, wada-tashi, isu-tanaasul iyo maamul wanaag. Xisbigu waxa uu leeyahay aragti siyaasadeed oo ay ku mideysan yihiin  Soomaali leh tayo aqooneed, siyaasadeed iyo dhaqaale oo u istaagta samata-bixinta Qaranka Somaaliyeed.

 

KUSOO BIIR OLOLAHA XISBIGA KULAN

Your details were sent successfully!


ISDIIWAAN GELI

KUSOO BIIR XISBIGA KULAN: 

  • Facebook Clean Grey
  • Twitter Clean Grey
  • Google+ Clean Grey
  • LinkedIn Clean Grey
  • Instagram Clean Grey
  • YouTube Clean Grey

© 2015 by  Xisbiga kulan

bottom of page