top of page


KA QAYB GAL BEDBAADINTA UMADA
Waxaa jira fursad aad kaga qayb gali kartid dib u dhiska dalka iyo bed baadinta umadaada oo aad wax badan kaga bedeli kartid.
Waxaa jira habab badan oo aad kaga qayb gali kartid hanaanka bed baadinta umada Soomaaliyeed:

ISKAA WAX U QABSO
Kusoo biir Xisbiga Kulan, oo ka qayb gal bed baadinta umada iyo dib u dhiska dalka.

KA QAYB GAL SHIRARKA IYO XAFLADAHA XISBIGA
Madaxda Xisbiga Kulan iyo dhamaan xubnaha waxay kugu soo dhowaynayaan gacmo furan si aad ooga qayb gashid dib u bedbaadinta umadaada iyo dib u dhiska dalkaaga:

KU BIIRI QAARAAN
Waxaad ku bixin kartaa habab kala duna qaaraanka xisbiga:
SI AAD U HESHID FAAHFAAHIN DHEERAAD AH, FADLAN BUUXI BOGA HOOSE, EE DIR:
bottom of page